Qeexid

"Qiyaas dheerer oo intii laga rabay ka gaaban."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gaabi oo kali ah:
  • Afhayeen u hadlay Jabhal Islaamiyah oo ka tirsan mucaaradka ka horjeeda DF magaciisana kusoo gaabiyay Sheekh Max'ed ayaa daboolka ka qaaday inay beegsanayaan hay'adaha gargaarka ayna dilayaan, inta ay dalka ka baxayaan.
  • Waxay kaloo ka gaabiyeen inay la yimaadaan barnaamij iyo cod ilaa iyo xad midaysan oo ku wajahan sidii looga qayb qaadan lahaa siyaasadda gudaha.