Qeexid
"(f.g) Wax dheeraa wax ka dhimid."
Qeexid Xigta
(f.mg) Aayar u socosho.
[-iyay, -isay]
gaabi2 yay
gaabi2 say
f.g"(f.g) Wax dheeraa wax ka dhimid."
(f.mg) Aayar u socosho.
Wadaag:
Haweeney maamulka aqalkeeda iyo nadaafadda jirka aad u ilaalisa oo uga adag.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Wax dheer, wax gaaban ka dhigasho.
(f.mg) Codka g.: cod hoos u dhigid.
(f.mg) Ka g.: wax ka tanaasulid.
f.g
-saday, -satay
Wadaag:
Cid, garab ku riixid.
Wax, garab ku qaadid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax aan joog dheer lahayn ahaansho.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
/2 (-iyay, -iday/-isay; -iyi) Socod habeysan oo tallabada la isla helayo.
f.mg1
Wadaag:
G. ah: fardo xoog, cayil iyo adkaysi isku darsaday.
m.dh.kh
Wadaag:
Wax xooggan oo adkaysi leh.
Geel aan irmaanayn.
G. ah: wax aad u badan.
m.l
Wadaag: