Qeexid

"Qof dagaal ku jira ul iwm u taagid."

Qeexid Xigta

Dareera xoog meel ugu shubid.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gaaci oo kali ah:
  • Ta kalee, waxaa wixii beddely warkii ka soo baxay wasaaradda arrimaha gudaha ee cadeenayay in gobolkii isku filaan waaya lagala noqon doono magaacibidda.
  • Haaruun loo magacaabay Gudoomiyaha Maxkamada Degmadaasi waxaana la sheegay in dib laga magaaci doono dhismaha maamulka inta ka harsan.