"eeg gaaci. ld gaacis."
Wadaag:
Qof dagaal ku jira ul iwm u taagid.
Dareera xoog meel ugu shubid.
f.g2
-iyay, -isay
ld gaacin.
m.l
eeg gawaanraaci. ld gawaanraacis.
m.f.dh
eeg caaci.
eeg yaaci. ld yaacis.
eeg qaaci.
eeg raaci. ld raacis, raacsiin.
eeg saaci.
eeg garci. ld garcis.
ld gaabis.
eeg baaci.
eeg daaci2.
eeg gaaxi.
eeg shaaci. ld shaacis.
eeg gaalli.
ld gaardiyid.
m.dh
Qof ama wax dheererkiisu gaabanyahay.
ld hiraacin.
eeg butaaci.
Wax xooggan oo adkaysi leh.
Geel aan irmaanayn.
G. ah: wax aad u badan.