Qeexid
"eeg gaadaansan. ld gaadaansanaansho."
"eeg gaadaansan. ld gaadaansanaansho."
Wadaag:
Wax si gaadaan ah loo xiray ahaansho (awr la rarayo).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Awr la rarayo si gaadaan ah u xirasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Awr la rarayo luqunta iyo jeeniga hore iskaga xirid si aanu u kicin.
f.g1
Wadaag: