Qeexid
"Awr la rarayo si gaadaan ah u xirasho."
[-saday, -satay]
gaadaans aday
gaadaans atay
f.g3"Awr la rarayo si gaadaan ah u xirasho."
Wadaag:
Wax si gaadaan ah loo xiray ahaansho (awr la rarayo).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Awr la rarayo luqunta iyo jeeniga hore iskaga xirid si aanu u kicin.
f.g1
Wadaag:
Haan duug ah.
Weel yar oo daawada xoolaha lagu dhayo lagu shubo.
m.dh
Wadaag:
Awr la rarayo luqunta iyo jeeniga hore isku xirid si aanu u kicin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Saabka weelasha qaarkiisa kore.
Qoriga ku wareegsan saabka fooddiisa sare.
m.l
Wadaag:
Wax xooggan oo adkaysi leh.
Geel aan irmaanayn.
G. ah: wax aad u badan.
m.l
Wadaag:
Si bareer ah qof u maagid; faduulin.
f.g3
-sady, -satay
Wadaag: