Qeexid
"Waxyaabaha lagu qurxiyo fardaha marka la heenseeyo."
"Waxyaabaha lagu qurxiyo fardaha marka la heenseeyo."
Wadaag:
Xabad.
(-ooyin, m.l) Ulo af dhuuban lehoo shacdurka lagu ciyaaro.
m.dh
Wadaag:
Nooc xamaaratada ka mid ah oo leh dabo shanle u eg oo dhadhaabaha gasha; dabasaqaf.
m.l
Wadaag:
Orod aan dheereyn.
Faalaxgooddi dad badan sameeyaan oo cid lagu guulguulayo.
m.l
Wadaag:
U g.: guulguul samayn (cid).
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Nafley si lama filaan ah ugu kedin.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Col yar oo hubaysan oo isu raaca in ay wax dilaan; dooxato.
Xanuun sambabada wareema.
m.l
Wadaag:
Candho xoolaad caano ku baajin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Geedsaar leh miro macaan oo la cuno oo goroyaduna aad u jeceshahay, isla markaasna looga dhigto kabdhoodka (goonnibaarka) ciyaarta shacdurka.
Ul gaaban oo xooggan.
m.dh
Wadaag:
Meel dhibaato saameysay oo aan dad iyo duunyo ku noolayn.
Dhibaato weyn. ld gabaahiir, gaabahiiro.
m.dh.kh
Wadaag:
Kedinta si lama filaan ah wax loogu kediyo. ld gaadid.
m.dh
Wadaag:
Haragga oogada oo adkaada, siiba kan sacabbada iyo cagaha.
Harag qolof adag noqday oo shafka, goroflegedka iyo cagaha geelu ku yeesho.
Geed nagaaraad oo yar. ld gaatur.
m.dh
Wadaag:
Wax gaadmo ku dilid ama ku qabasho.
f.g3
-atay, -adatay
Wadaag: