Qeexid

"Xabad."

Qeexid Xigta

(-ooyin, m.l) Ulo af dhuuban lehoo shacdurka lagu ciyaaro.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gaaddo oo kali ah:
  • ,1 iyo 3: waa magac ka soo horjeeda dhaddig. 3,4,7 iyo 15: waa mid ka mid ah awooda ay Haadda iyo Shimbiruhu ku duulaan. 15,1,4 iyo 3: waa magac la macno ah gaaddo ama shaf.
  • Bandigga ciidamadan oo ka dhacday xerada Maslax ee waqooyi Muqdisho ayaa waxay ciidamadu ay halkaas kusoo bandhigeen gaaddo-ka-ciyaar ay ku muujinayaan tababarka ay soo qaatee, iyagoo ku hubeysnaa hub fudud iyo mid culus.