Qeexid

"Wax kasta oo la rarto, laguna guuri karo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gaadiid oo kali ah:
  • Ciidamada Booliska waxaa kaabaya kuwa Taraafikada wadooyinka, waxayna wadaan howlo ay ku qab qabanayaan gaadiidka aan Taarkada laheyn, waxaana saaka ay qab qabteen dhowr gaadiid oo aan sharciyeysneyn.
  • Ururka Xisbul Islam ayaa canshuur dheeraad ah saaray ganacsatada Qaadka ee Magaalada Muqdisho, iyadoo taas ay sababtay inay maanta shaqo joojin sameeyaan gaadiidka qaadka ka keena garoonka KM50 ee Sh/hoose iyo ganacsatada Qaadka.