Qeexid
"Asluub; dhaqan."
"Asluub; dhaqan."
Wadaag:
Wax gaadmo ku dilid ama ku qabasho.
f.g3
-atay, -adatay
Wadaag:
Kalluun xeebta aan ka fogaan oo leh diillimo dheerer ahaan ugu mardimaysan.
m.l
Wadaag:
Col yar oo hubaysan oo isu raaca in ay wax dilaan; dooxato.
Xanuun sambabada wareema.
m.l
Wadaag:
Geedsaar leh miro macaan oo la cuno oo goroyaduna aad u jeceshahay, isla markaasna looga dhigto kabdhoodka (goonnibaarka) ciyaarta shacdurka.
Ul gaaban oo xooggan.
m.dh
Wadaag:
Nafley si lama filaan ah ugu kedin.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Xabad.
(-ooyin, m.l) Ulo af dhuuban lehoo shacdurka lagu ciyaaro.
m.dh
Wadaag:
Kedinta si lama filaan ah wax loogu kediyo. ld gaadid.
m.dh
Wadaag:
Haan duug ah.
Weel yar oo daawada xoolaha lagu dhayo lagu shubo.
m.dh
Wadaag:
Awr la rarayo luqunta iyo jeeniga hore isku xirid si aanu u kicin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Awr la rarayo luqunta iyo jeeniga hore iskaga xirid si aanu u kicin.
f.g1
Wadaag: