Qeexid
"Kalluun xeebta aan ka fogaan oo leh diillimo dheerer ahaan ugu mardimaysan."
"Kalluun xeebta aan ka fogaan oo leh diillimo dheerer ahaan ugu mardimaysan."
Wadaag:
Wax gaadmo ku dilid ama ku qabasho.
f.g3
-atay, -adatay
Wadaag:
(-wayaal, m.l/dh) Haruub weyn oo geela lagu maalo, toobe; haruubgaal.
m.l
Wadaag:
Col yar oo hubaysan oo isu raaca in ay wax dilaan; dooxato.
Xanuun sambabada wareema.
m.l
Wadaag:
Geedsaar leh miro macaan oo la cuno oo goroyaduna aad u jeceshahay, isla markaasna looga dhigto kabdhoodka (goonnibaarka) ciyaarta shacdurka.
Ul gaaban oo xooggan.
m.dh
Wadaag:
Nafley si lama filaan ah ugu kedin.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Kedinta si lama filaan ah wax loogu kediyo. ld gaadid.
m.dh
Wadaag:
Saabley.
Qaybta dambe ee lafdhabarta.
Weel aan buuxin.
m.l
Wadaag:
Xabad.
(-ooyin, m.l) Ulo af dhuuban lehoo shacdurka lagu ciyaaro.
m.dh
Wadaag:
Lo'gisi iwm weyrixid.
Dad badan, wax ay diiddanyihiin si adag uga dhiidhiyid. ld gedaad2, gedood2, gidaad2.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Lo'gisi iwm weeyraxa ay sameeyaan.
Kacdoon dad badani sameeyaan, iyagoo si adag uga dhiidhiyaya wax ay diiddanyihiin.
ld gadoodid. ld gedaad1, gedood1, gidaad1.
m.l
Wadaag:
(-nno, m.dh) Meel godan oo ciid adag ama dhadhaab ah oo marka roobku da'o xareedda laga dhurto.
m.l
Wadaag:
Haan duug ah.
Weel yar oo daawada xoolaha lagu dhayo lagu shubo.
m.dh
Wadaag: