Qeexid

"Xaflad loo sameeyo labada is aroosay maalinta ay toddoba baxayaan."

Qeexid Kale

Kaltan. 4. Dad shir u fadhiya looga arrinsanayo xaajo waxku'ool ah. 5. Hareer. 6. Dibad. 7. Meesha gorayada ku dhasho. 8. Midab geelu yeesho oo madow xigeen ah.

Qeexid Xigta

Dhisme ku meelgaar ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gaaf oo kali ah:
  • Xuseen Ceelaabe Faahiyo oo uu ka mid yahay Taliyaha waaxda socdaalka Cabdullaahi Gaafow Maxamuud ay booqasho ku tageen dalka Sacuudi Carabiya iyagoo kala hadlaya sidii Boqortooyadaasi ay ku aqoonsan laheyd Baasaboorka cusub.
  • C/laahi Gaafow ayaa mar wax laga weydiiyay mas'uulkaasi hadii uusan xirneyn halka uu ku sugan ayuu sheegay inuu xiligaan ku sugan yahay Magaalada Nayroobi ee Dalka Kenya howlo shaqana uu u aaday islamarkaana uu Dalka ku soo laaban doono.