Qeexid
"Miile (kal) siin (qof)."
[-iyay, -isay]
gaafabbix yay
gaafabbix say
f.g2"Miile (kal) siin (qof)."
Wadaag:
Dhibaato iyo rafaad jiilaal keenay cid ka samatabixin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-xay, -xday; -bixi) Reer u gaar ah yeelasho (wiil).
f.mg1
Wadaag:
Wax diyaar ah ahaansho.
Midab gaar ah yeelasho (neef geel ah).
f.mg4
-fnaa, -fnayd
Wadaag:
(-llo, m.dh) Bedenka gudihiisa kuraasi ku rakiban ragga seebinaya ku fadhiistaan.
m.l
Wadaag:
Arrin la isku hayo cid kala doodid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Neef godlan wax uu gansado oo caanuhu uga iman waayaan ku samayn.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax isku jirey kala saarid.
Badar shiidan budo iyo jariir u kala saarid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Qof socdaalgelaya waxa uu u baahanyahay siin.
Cidsafraysa sagootiyid.
Xoolo foofayaagaasimid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
U q.: cashar qur'aan aan weli la gaarin cid u sii akhrin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax ka dheeraan iyada oo muujinaya diidmo iyo nicitaan (nafley).
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag: