Qeexid

"Waqti dheer."

Qeexid Xigta

Miileysi; kaltan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gaafo oo kali ah:
  • Taliyaha waaxda socdaalka DF Cabdilaahi Gaafow Maxamuud ayaa Saxaafada u sheegay in baasaboorka uu ka kooban yahay 4 nooc oo loogu tala galay Shacabka, Ajaaniibta iyo Shaqaalada Dowlada.
  • Xuseen Ceelaabe Faahiyo oo uu ka mid yahay Taliyaha waaxda socdaalka Cabdullaahi Gaafow Maxamuud ay booqasho ku tageen dalka Sacuudi Carabiya iyagoo kala hadlaya sidii Boqortooyadaasi ay ku aqoonsan laheyd Baasaboorka cusub.