Qeexid
"ld gaaggax1."
"ld gaaggax1."
Wadaag:
(-xay, -xday; -gixi) Godolkii ku baabi'id, wax la qoonsaday darteed. ld gaagax2.
f.mg1
Wadaag:
Nooc kalluunka badda ka mid ah.
G. ah (nirig): aan weli ababin oo caana keliya ku nool.
m.l
Wadaag:
Xoolo gaaggaxay ahaansho. ld gaagaxsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Kabbixidda nafley ka samatabbaxdo dhibaato jiilaal.
ld gaasabbixid.
m.l
Wadaag:
(-xyo, m.dh) Ciqaab maaliyadeed oo cid xeer jebisay lagu xukumo in ay bixiso.
m.l
Wadaag:
Neef godlan wax uu gansado oo caanuhu uga iman waayaan ku samayn.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Inan ku jira da'dii uu qaadan lahaa tababbar ciidan.
m.l
Wadaag: