Qeexid
"(-xay, -xday; -gixi) Godolkii ku baabi'id, wax la qoonsaday darteed. ld gaagax2."
"(-xay, -xday; -gixi) Godolkii ku baabi'id, wax la qoonsaday darteed. ld gaagax2."
Wadaag:
Xoolo gaaggaxay ahaansho. ld gaagaxsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
eeg gaaggaxsan. ld gaagaxsanaan, gaagaxsanaansho, gaaggaxsanaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Neef godlan wax uu gansado oo caanuhu uga iman waayaan ku samayn.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-xay, -xday; -gixi) Naxdiniyo cabsi weyn oo qofka degganaanta kalumiya la kulmid (qof).
f.mg1
Wadaag:
Mullaax mayrax ah oo naasaha geela looga xero si aan qaanku u nuugin.
G. ah: hal ilmihii ka dhinteen ama laga qalay oo irmaan oo igarnimo lagu maalo.
m.dh
Wadaag:
(-xay, -xday; -bixi) Reer u gaar ah yeelasho (wiil).
f.mg1
Wadaag:
/mg1 Dhibaato iyo rafaad jiilaal keenay cid ka samatabixin.
f.g
-xay, -xday, -bixi
Wadaag:
Si tartiib ah oo aan biyo dhig lahayn u di'id (roob).
f.mg1
-xay, -xday
Wadaag: