Qeexid
"eeg gaaggaxsan. ld gaagaxsanaan, gaagaxsanaansho, gaaggaxsanaansho."
"eeg gaaggaxsan. ld gaagaxsanaan, gaagaxsanaansho, gaaggaxsanaansho."
Wadaag:
Xoolo gaaggaxay ahaansho. ld gaagaxsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax caano ku baaqdeen ahaansho (candho xoolaad).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(-xay, -xday; -gixi) Godolkii ku baabi'id, wax la qoonsaday darteed. ld gaagax2.
f.mg1
Wadaag:
eeg gafsan. ld gafsanaansho, gefsanaan, gefsanaansho.
m.f.dh
Wadaag: