Qeexid
"Neef godlan wax uu gansado oo caanuhu uga iman waayaan ku samayn."
[-iyay, -isay]
gaaggix yay
gaaggix say
f.g2"Neef godlan wax uu gansado oo caanuhu uga iman waayaan ku samayn."
Wadaag:
(-xay, -xday; -gixi) Godolkii ku baabi'id, wax la qoonsaday darteed. ld gaagax2.
f.mg1
Wadaag:
Candho xoolaad caano ku baajin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Xoolo gaaggaxay ahaansho. ld gaagaxsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Dhibaato iyo rafaad jiilaal keenay cid ka samatabixin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Arrin la isku hayo cid kala doodid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Inan ku jira da'dii uu qaadan lahaa tababbar ciidan.
m.l
Wadaag: