Qeexid
"eeg gaaggixi. ld gaaggixis, gaagixin, gaagixis."
"eeg gaaggixi. ld gaaggixis, gaagixin, gaagixis."
Wadaag:
Neef godlan wax uu gansado oo caanuhu uga iman waayaan ku samayn.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-xay, -xday; -gixi) Godolkii ku baabi'id, wax la qoonsaday darteed. ld gaagax2.
f.mg1
Wadaag:
Allabari loo sameeyo in looga hortago waxyeelo galgaal ka timid.
m.dh
Wadaag:
Xoolo gaaggaxay ahaansho. ld gaagaxsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: