Qeexid
Reebidda gaajo ku haysay lagu reebo cunto yar. ld qaajabbeel1.
Reebidda gaajo ku haysay lagu reebo cunto yar. ld qaajabbeel1.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Labdhedig: -eelay, -eeshay
Qeexid: Nafley baahneyd gaajo iska reebid. ld qaajabbeel2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld qaajabbeelid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -eelay, -eeshay
Qeexid: Xoogxaraash ahaansho. ld gaajabbeel2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Qof ku shaqeeya wax yar nolol maalmeedkiisa. ld gaajabbeel1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Dhaawac gaara garbaha gaadiidka la rarto.
Qeexid Xigta: ld garbabbeelid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -eelay, -eeshay
Qeexid: Gaadiid la rarto garbaha ka dhaawacmid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -beeyay, -beysay
Qeexid: Aayar socosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld gaajabbeelid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld garbabbeel1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Baahibeelidda wax laga baahibeelo. ld haqabbeelid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -eelay, -eeshay
Qeexid: Ka h.: wax inta looga baahanyahay ka qaadasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Hanti yar oo la siiyo qof baadi doonay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -eelay, -eeshay
Qeexid: Ku c.: qof, baadidoon daal badan kala kulmid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -eelay, -eeshay
Qeexid: Dheri karsamaya biyo ka dhamaasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Wax tiradoodu xadkii dhaaftay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax gaajo hayso ahaansho. ld qaajaysan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dareen jirku dareemo marka cuntadu ka raagto. ld qaajo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -ooday, -ootay
Qeexid: Gaajo dareemid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg gaajaysan. ld gaajaysnaansho, qaajaysnaan, qaajasnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.l
Qeexid: eeg gaajoo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]