Qeexid Xigta
ld qaajabbeelid.
ld qaajabbeelid.
Wadaag:
Reebidda gaajo ku haysay lagu reebo cunto yar. ld qaajabbeel1.
m.l
Wadaag:
Nafley baahneyd gaajo iska reebid. ld qaajabbeel2.
f.mg1
-eelay, -eeshay
Wadaag:
Qof ku shaqeeya wax yar nolol maalmeedkiisa. ld gaajabbeel1.
m.l
Wadaag:
Xoogxaraash ahaansho. ld gaajabbeel2.
f.mg1
-eelay, -eeshay
Wadaag:
ld aragbeel1, aragbeelid, indhabbeel1, indhabbeelis
m.f.dh
Wadaag:
Dhaawac gaara garbaha gaadiidka la rarto.
ld garbabbeelid.
m.l
Wadaag:
Gaadiid la rarto garbaha ka dhaawacmid.
f.mg1
-eelay, -eeshay
Wadaag:
Wax gaajo hayso ahaansho. ld qaajaysan.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Dareen jirku dareemo marka cuntadu ka raagto. ld qaajo.
m.dh
Wadaag:
eeg gaajaysan. ld gaajaysnaansho, qaajaysnaan, qaajasnaansho.
m.f.dh
Wadaag: