Qeexid
"Toorrey g. ah: toorrey dheer oo birsulub leh oo lagu dagaallamo."
"Toorrey g. ah: toorrey dheer oo birsulub leh oo lagu dagaallamo."
Wadaag:
Waran g. ah: nooc warmaha waaweyn ka mid ah lagu dagaallamo.
m.l.kh
Wadaag:
Wax aan muddo lagu dhaqmin ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax aayar u wadid.
Wax yarayn.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-rro, m.dh) Nooc haadda ka mid ah, la bah ah dafada, hilib cun ah, manjo iyo af guduudan leh oo loo adeegsan karo ugaarsiga iyo ilaalinta beeraha. ld gariir1 (2).
m.l
Wadaag:
Nooc ka mid ah toorreyda oo godan.
Mindi dheer oo godan oo qaab toorrey leh.
m.dh
Wadaag:
Nin aan muslin ahayn.
Nin aan raxmad lahayn.
ld faranji. 4. ld ceelgeel: Ceel biyo badan oo aan dhano la hayn; ceelgaal. 5. ld geel (haruubgaal, xeryagaal iwm).
m.l
Wadaag:
Haweeney aan muslin ahayn.
Haweeney aan raxmad lahayn; gaalad.
Hab; dabeecad.
m.dh
Wadaag:
Durbaan la garaacayo tallaabo la helid.
Cid ku dul wareegid.
f.g2
-seeyay, -seysay
Wadaag:
(f.g) Cid abaal u gelid si abaalgud looga helo.
(f.mg) Ku g.: cid nimco weyn siin (Eebbe).
f.g
-stay, -satay
Wadaag:
Sida gallayr u qaylin. ld gallayryee.
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
gaalis furan m.l (-syo ..., m.dh) (xis.) Urur ka kooban tirooyinka u dhexeeya laba tiro oo la isa siiyey oo aan ku jirin bar dhammaadyada. G.ka f. ee u dhexeeya laba tiro oo maangal ah a iyo b waxa loo qoraa (a,b). Marka g.ka f. lagu muujinayo xarriiq tiro bar dhammaadyada goobo ayaa la geliyaa.
Wadaag: