Qeexid

"Nooc ka mid ah toorreyda oo godan."

Qeexid Xigta

Mindi dheer oo godan oo qaab toorrey leh.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gaalleef oo kali ah:
  • Gaas dumara oo goor walbaba, guluf u soo taagan Gaalleefta gabar qaadatoo, tobon nin qoor goynin Bal geddaasna anigaa arkee, sheeg haddaad garato?