Qeexid

"Gaal ahaansho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gaalnimo oo kali ah:
  • Ciidamada dalacsiiyay ayaa waxaa loo dalacsiiyay Jagada Sargaalnimo ee Xooga dalka,kuwaasi oo gaarayay 35 Askari, islamarkaana intooda badan gudaha wadanka tababar ku soo qaatay,ayaa waxaa la gaarsiiyay qaar kood Gaashaanlayaal.
  • Afhayeenka Al-Shabaab Sheekh Cali Dheere ayaa sheegay in cid walba oo ansixisa Dastuurka ay marsiin doonaan halkii ay mareen kuwii hore, isla markaana ku dhacday Gaalnimo cad.