Qeexid

"Miro ka baxa geed abaareedka qaarkiis."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gaalow oo kali ah:
  • Oo wuxuu bilaabay inuu cadaabo si ay uga gaalowdo, oo wuxuu faray in loo cadaabo sida ugu daran; si gaalnimadii dib ugu noqoto, hase ahaatee isma bedelin oo waxay Rabbigeed ka bariday inuu ka nabadgelyo Fircoon iyo wuxuu sameeyo.
  • Ama Cali la bax ama Muxsin la bax, DIID-GAALOW waan aqaan CODKAAGA iyo EREYADA aad isticmaashid.