Qeexid

".kh G. ah: geel aan irmaaneyn."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gaane oo kali ah:
  • Bandhig Suugaaneed loogu magac daray Hal Abuurka Hirgalay oo ka dhacay xaafadda Wembley ee London Hal Abuurka da'da yar C/raxmaan Ibraahim Abees oo barnaamijkan suugaantiisa ku soo bandhigay.
  • Mar hadii dadkii wax heshiisiin lahaa ay ku hawlan yihiin qabiilkee gar leh, keesa laga gar-darran yahay, dib-u-heshiisiintu way sii fogaaneysaa.