Qeexid Xigta
ld gaardin, gaardis.
ld gaardin, gaardis.
Wadaag:
/2 (-iyay, -iday/-isay; -iyi) Socod habeysan oo tallabada la isla helayo.
f.mg1
Wadaag:
Socod habeysan oo tallaabada la isla helayo oo ciidammada u gaar ah.
m.l
Wadaag:
G. ah: qof aan garta qaadan in lala garramana oggolayn.
Rati aan oggolayn in la hoggaamiyo.
Neef qof uu yaqaan mooyee qof kala uusan lisi karin.
m.l
Wadaag:
Xuub ku dahaaran ilmo dhashay.
Dhiil, abxad iwm wax korka looga dahaaro.
Urun.
m.l
Wadaag:
(f.g) Meel tegid.
(f.g) Cid, cid ka horreysa ka daba tegid.
(f.g) Jir cananno ku suntid. 4. (f.g) Dhiil, abxad iwm dahaarid. 5. (f.mg) Wax, wax ku filnaansho.
f.g
-ray, -rtay
Wadaag: