Qeexid

"(gawaari, m.dh) Gaadiid dhuleed matoor leh oo dadka iyo xamuulka lagu qaado."

Qeexid Xigta

Gaarigacan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gaari oo kali ah:
  • Ilaa 40- gaari oo ah nooca loo yaqaan Land Cruser ayaa labadii maalmood ee ugu dambeysay ka soo dagayey dekada magaalada Bosaso.
  • Booliska ayaa rasaasta ay rideen ka dhalatay kadib markii uu qarxay Taayar ku xirnaa gaari Bas ah oo halkaasi marayay iyadoo ciidmadan ay u qaateen in bam lagu soo tuurey.