Qeexid

"ld gaarsiin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gaarsiis oo kali ah:
  • Ma jiraan cid ay weli qabteen, waxaase la sheegay in baaritaannadooda ay gaarsiisan yihiin ilaa deegaanka Mudul-Baraawe ee Gobolka Shabellada Hoose.
  • Gaari uu lahaa mid ka mid ah Wasiirada Xukuumadii Nuur Cadde ayaa galabta lala eegtay qarax miino oo wadada dhaniceeda lagu aasay kaasoo askartii gaariga saarneyd gaarsiisay dhimasho iyo dhaawac.