Qeexid
"ld gaashaam- buuraysasho."
"ld gaashaam- buuraysasho."
Wadaag:
eeg gaashaambuurayso. ld gaashaambuuray-sad, gaashaambuuraysi, gaashaam- buursasho
m.f.dh
Wadaag:
Cid gaashaambuur la noqosho. ld gaashaam- buurso.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Dad dhawr qolo ah oo ciidamada isku darsaday oo xooggooda mideeyay.
m.dh
Wadaag:
ld gaashaambuurayso.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Ka g.: wax soo socda waxyeeladooda ka tabaabushaysasho.
f.mg3
-aantay, -aamatay
Wadaag:
Wax hubkii uu isku difaaci lahaa u dhanyahay ahaansho.
Wax dahaar adag oo aan hub fudud kari karin leh ahaansho.
f.mg4
-mnaa, -mnayd
Wadaag:
(-nno/-ammo, m.dh) Qalab bir ama harag adag ah, oo looga gabbado riddada warmaha, fallaaraha iwm.
m.l
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Qof qaangaaray oo dagaal ka qaybgali karo. ld gaashaanxajis.
m.l
Wadaag:
Darajada ciidan oo u dhexeysa dhamme iyo gaashaanle-dhexe.
Biciid lab oo haraggiisa laga sameeyn karo gaashaan.
m.l
Wadaag: