Qeexid
"Wax, miisaankiisa ama cabbirkiisu aannu dhammayn."
"Wax, miisaankiisa ama cabbirkiisu aannu dhammayn."
Wadaag:
Wax, miisaankiisa ama cabbirkiisa wax ka dhimid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax gaasir ah noqosho.
f.mg1
-rmay, -rantay, -rmi
Wadaag:
Dareere loo isticmaalo ifsashada aqallada iyo cunto karinta.
(-sas, m.l) Ciidamo badan oo hal meel laga xukumo; qayb.
m.l
Wadaag:
Wax cid si gooni ah u khuseeya.
Qof loo xilsaaray, inuu ilaaliyo xafiis, dukaan iwm.
G. ah: khaas ah.4. Dhaawac callirsan.
m.l
Wadaag:
(-iyo, m.l) Bar weyn oo midab ah oo ku taal neef xoola ah oogadiisa. ld gaasho, geesho.
m.dh
Wadaag:
Maal lacag ah oo si aan habboonayn lagu bixiyo ama lagu lumiyo.
Ganaax; xaal; yake. ld khasiraad.
m.l
Wadaag:
Dhaxan ama jirro oo jirku la ruxdo.
ld gallayr.
ld gariirid.
m.l
Wadaag:
Kaalmo wax ku ool ah oo dhaqso leh.
G.ka degdegga ah: kalkaalo caafimaadka dhaqsaha leh oo loo galo qofka jirradu ku soo booddo ama shil ku dhaawacma. ld gargaarsimo, gergaar1.
m.l
Wadaag:
(-nno/-ammo, m.dh) Qalab bir ama harag adag ah, oo looga gabbado riddada warmaha, fallaaraha iwm.
m.l
Wadaag: