Qeexid
"Wax, miisaankiisa ama cabbirkiisa wax ka dhimid."
[-ray, -rtay]
gaasir2 ay
gaasir2 tay
f.g1"Wax, miisaankiisa ama cabbirkiisa wax ka dhimid."
Wadaag:
Wax gaasir ah noqosho.
f.mg1
-rmay, -rantay, -rmi
Wadaag:
Dareere loo isticmaalo ifsashada aqallada iyo cunto karinta.
(-sas, m.l) Ciidamo badan oo hal meel laga xukumo; qayb.
m.l
Wadaag:
Xanuun aad ah oo qabatin ah caloosha ka dareemid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-iyo, m.l) Bar weyn oo midab ah oo ku taal neef xoola ah oogadiisa. ld gaasho, geesho.
m.dh
Wadaag:
Wax laga hadlayo faahfaahin ka bixin.
ld fasil2.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Cabsi, dhaxan iwm awgeed la ruxasho.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Hanti si aan habbooneyn u isticmaalid.
Cid ganaaxid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-nno/-ammo, m.dh) Qalab bir ama harag adag ah, oo looga gabbado riddada warmaha, fallaaraha iwm.
m.l
Wadaag:
U g.: cid taakulayn. ld gergaar2.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag: