Qeexid
"(-gayaal, m.l/dh) (c.nafl.)Hormoon laga sameeyo qaybta xiidmaha ugu xigta ee caloosha. Soo deyntiisa waxaa fududeeya cunnada caloosha soo gasha; dhiigga ayuu raaca wuxuu fududeeya soo deynta dheecaanka caloosha."
"(-gayaal, m.l/dh) (c.nafl.)Hormoon laga sameeyo qaybta xiidmaha ugu xigta ee caloosha. Soo deyntiisa waxaa fududeeya cunnada caloosha soo gasha; dhiigga ayuu raaca wuxuu fududeeya soo deynta dheecaanka caloosha."
Wadaag:
(dhecaanno ..., m.dh) (c.nafl.) Iskujir asiidhan oo ka kooban cusbooyin aan orgaanik ahayn, haydarookoloorik asiidh, iyo insaymyo dheefshiid. Tusaale ahaan: bebsin, oo ay soo saaraan qanjidho ku safan calooshu.
m.l
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) (baay.) Walaxda mas'uulka ka ah midabka cagaaran ee dhirta badidoodu leedahay, molikiyuulka cagaariyuhu waa xudunta ugu muhimsan ee nuugista ilayska marka la eegayo falgallada ilayska ee footoosintasiska.
m.l
Wadaag:
Dareere loo isticmaalo ifsashada aqallada iyo cunto karinta.
(-sas, m.l) Ciidamo badan oo hal meel laga xukumo; qayb.
m.l
Wadaag:
(-iyo, m.l) Bar weyn oo midab ah oo ku taal neef xoola ah oogadiisa. ld gaasho, geesho.
m.dh
Wadaag:
Wax, miisaankiisa ama cabbirkiisa wax ka dhimid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-nno/-ammo, m.dh) Qalab bir ama harag adag ah, oo looga gabbado riddada warmaha, fallaaraha iwm.
m.l
Wadaag:
Wax gaasir ah noqosho.
f.mg1
-rmay, -rantay, -rmi
Wadaag:
Ka g.: wax soo socda waxyeeladooda ka tabaabushaysasho.
f.mg3
-aantay, -aamatay
Wadaag:
Dhibaato iyo rafaad jiilaal keenay cid ka samatabixin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
/mg1 Dhibaato iyo rafaad jiilaal keenay cid ka samatabixin.
f.g
-xay, -xday, -bixi
Wadaag:
Wax hubkii uu isku difaaci lahaa u dhanyahay ahaansho.
Wax dahaar adag oo aan hub fudud kari karin leh ahaansho.
f.mg4
-mnaa, -mnayd
Wadaag:
Kabbixidda nafley ka samatabbaxdo dhibaato jiilaal.
ld gaasabbixid.
m.l
Wadaag:
Darajada ciidan oo u dhexeysa dhamme iyo gaashaanle-dhexe.
Biciid lab oo haraggiisa laga sameeyn karo gaashaan.
m.l
Wadaag: