Qeexid
"Haragga oogada oo adkaada, siiba kan sacabbada iyo cagaha."
Qeexid Kale
Geed nagaaraad oo yar. ld gaatur.
Qeexid Xigta
Harag qolof adag noqday oo shafka, goroflegedka iyo cagaha geelu ku yeesho.
"Haragga oogada oo adkaada, siiba kan sacabbada iyo cagaha."
Geed nagaaraad oo yar. ld gaatur.
Harag qolof adag noqday oo shafka, goroflegedka iyo cagaha geelu ku yeesho.
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Gaatir noqosho. ld gaaturow.
f.mg1
Wadaag:
(-rro, m.dh) Qaalin geel ah oo aan rimin waqtigii ay rimi lahayd.
m.dh
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Dhukin iyada oo wax la gaadayo.
f.mg1
Wadaag:
Socod dhukis ah oo wax lagu gaadayo (nafley).
ld gaatamid.
m.l
Wadaag:
Xuub ku dahaaran ilmo dhashay.
Dhiil, abxad iwm wax korka looga dahaaro.
Urun.
m.l
Wadaag:
Caano isgaaray oo candho xoolaad ku baaqday.
Wixii waqtigii la soo saari jirey aan la soo saarin ee la urursho oo dib loo dhigo oo dhan.
m.dh
Wadaag:
Wax xooggan oo adkaysi leh.
Geel aan irmaanayn.
G. ah: wax aad u badan.
m.l
Wadaag:
Dareere loo isticmaalo ifsashada aqallada iyo cunto karinta.
(-sas, m.l) Ciidamo badan oo hal meel laga xukumo; qayb.
m.l
Wadaag:
Hanti yar oo laga bixiyo gabar la guursanayo oo yaradka ka horreeya.
m.l
Wadaag:
(-iyay, -iday; -iyi) Hanti yar, markaas gabar la guursanayo, ka bixin.
f.g1
Wadaag:
Waxyaabaha lagu qurxiyo fardaha marka la heenseeyo.
m.l
Wadaag: