"(-ooyin, m.l) Weel yar, macdan ah, dheg leh oo ciidanku wax ku shubto."
Wadaag:
(-wayaal, m.l/dh) Haruub weyn oo geela lagu maalo, toobe; haruubgaal.
m.l
U g.: nin iyo naag aan isqabin isu geyn.
f.mg1
-day, -dday
Nooc kalluunka badda ka mid ah. ld geddawe.