Qeexid
"Candho xoolaad caano ku baaqasho."
[-xday, -xatay]
gaax day
gaax atay
f.mg3"Candho xoolaad caano ku baaqasho."
Wadaag:
Caano isgaaray oo candho xoolaad ku baaqday.
Wixii waqtigii la soo saari jirey aan la soo saarin ee la urursho oo dib loo dhigo oo dhan.
m.dh
Wadaag:
Candho xoolaad caano ku baajin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Candho xoolaad caano ku baajisasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax caano ku baaqdeen ahaansho (candho xoolaad).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Xuub ku dahaaran ilmo dhashay.
Dhiil, abxad iwm wax korka looga dahaaro.
Urun.
m.l
Wadaag:
Wax xooggan oo adkaysi leh.
Geel aan irmaanayn.
G. ah: wax aad u badan.
m.l
Wadaag:
Dareere loo isticmaalo ifsashada aqallada iyo cunto karinta.
(-sas, m.l) Ciidamo badan oo hal meel laga xukumo; qayb.
m.l
Wadaag:
Geedsaar leh miro macaan oo la cuno oo goroyaduna aad u jeceshahay, isla markaasna looga dhigto kabdhoodka (goonnibaarka) ciyaarta shacdurka.
Ul gaaban oo xooggan.
m.dh
Wadaag:
Wax cid si gooni ah u khuseeya.
Qof loo xilsaaray, inuu ilaaliyo xafiis, dukaan iwm.
G. ah: khaas ah.4. Dhaawac callirsan.
m.l
Wadaag:
Qof dagaal ku jira ul iwm u taagid.
Dareera xoog meel ugu shubid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dareen jirku dareemo marka cuntadu ka raagto. ld qaajo.
m.dh
Wadaag:
Ceel maax yeelasho.
gabay, hees oo badan iwm allifid.
Ku m.: wax horey la isugu ama la isu faray dib u soo xusuusasho. 4. Biyo calowsan kala miirmid.
f.mg3
-xday, -xatay
Wadaag: