Qeexid

"ld gabaabsasho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gabaabsi oo kali ah:
  • Celcelis ahaan marka la qiimeeyo, dadka dibadaha u qaxay waxaa u badan dadkii waxtarka bulshada u lahaa oo waddanka gabaabsiba ku sii noqonaya.
  • Aafooyin si sahlan lagu furdaamin karay, ayaa faraha ka baxay, meel xunna ku gabaabsiyey.