Qeexid

"Meel dhibaato saameysay oo aan dad iyo duunyo ku noolayn."

Qeexid Xigta

Dhibaato weyn. ld gabaahiir, gaabahiiro.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate