Qeexid
"Wax dhawr jeer oo isku xiga dabageddin."
[-iyay, -isay]
gabaaraggeddi2 yay
gabaaraggeddi2 say
f.g2"Wax dhawr jeer oo isku xiga dabageddin."
Wadaag:
Gadgeddoonka wax marar badan oo isku xiga sameeyaan.
ld gabaaraggeddin.
m.l
Wadaag:
/2 (-iyay, -iday/-isay; -iyi) Beer, ciiddeeda burburin kaddibna jilcin.
f.g1
Wadaag:
Wax afrogid.
Is g.: wax laysku ogaa wax ka baddalan muujin. ld gaddi.
f.g1
Wadaag:
Meel dhibaato saameysay oo aan dad iyo duunyo ku noolayn.
Dhibaato weyn. ld gabaahiir, gaabahiiro.
m.dh.kh
Wadaag:
Wax sii dhammaanaya oo wax yar ka dambeeyaan noqosho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Dhac weyn.
Dhameystirka lagu sameeyo hawl, arrin iwm. ld gebaggebo.
m.dh
Wadaag:
gabar lg1 (-bray, -bartay; -bri) 1. (f.g) Cid wax khayaanid. 2. (f.lg) Wax badan meel isugu keenid.
Wadaag: