Qeexid

"Hodmid meel ama wax lagu hodmo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gabac oo kali ah:
  • Wararka aan ka heleyno Eyl ayaa sheegaya in Markiibta dagaalka Mareykanka oo fadhiya xeebta Gabac ay sadex madfac ku dhufteen degaan barriga ka xiga Eyl halkaas oo khasaaro ilaa hadda jirin.
  • Marxuumiintaasi Geeriyooday oo ka koobnaa 5-Qofood ayaa waxaa la mid ahaa Ganacsade Cabdi Calasow Hogaan oo ka hoelgelijiray Shirkad Shidaalka Iibisa waxaana Mashaqadaasi dhacday kadib markii Hoobiye ku habsay Goob ay ku sugnaayeen Gabacsatadaasi.