Qeexid
"Wax la gabagabeeyay ahaansho. ld gebagge- beysan."
[-snaa, -snayd]
gabaggabeysan naa
gabaggabeysan nayd
f.mg4"Wax la gabagabeeyay ahaansho. ld gebagge- beysan."
Wadaag:
Wax la gabeeyey ahaansho (nafley).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
eeg gabagga- beysan. ld gabaggabeysnaansho,
m.f.dh
Wadaag:
Dhac weyn.
Dhameystirka lagu sameeyo hawl, arrin iwm. ld gebaggebo.
m.dh
Wadaag:
Wax la gaggabiyey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax dhaxan badani hayso ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Xoolo gaaggaxay ahaansho. ld gaagaxsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Cid wax degdeg ku jiro ahaansho
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Nabar surka ku dhacay la miyir beelid.
Xanuun surka culaysiya dareemid.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
Cid, nabar ay la miyir beesho surka kaga dhufasho.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Kufidda iyo miyirbeelidda uu dhaliyo nabar surka ku dhacay.
Xanuun surka culaysiya.
ld gaggabid.
m.l
Wadaag: