Qeexid
"Gabar yar."
Qeexid Xigta
Deero yar oo dheddig. ld gibin2, gifin2.
"Gabar yar."
Deero yar oo dheddig. ld gibin2, gifin2.
Wadaag:
Inan yar.
Deero yar oo lab ah.
G. ah: wax tiro yar. ld gibin1, gifin1.
m.l
Wadaag:
Qof carruurtii ka le'atay noqosho.
Qof gaboobay oo aan carruur lahayn noqosho. ld goblan2.
f.mg1
Wadaag:
Gammuunka halkiisa dambe oo jeexan oo xarigga la saaro marka la gamayo.
Labada ilig ee sare middood.
Bir, qori iwm qoroofan oo wax la suro.
m.dh
Wadaag:
gabar lg1 (-bray, -bartay; -bri) 1. (f.g) Cid wax khayaanid. 2. (f.lg) Wax badan meel isugu keenid.
Wadaag:
Wax aan joog dheer lahayn ahaansho.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
(-ammo/-nno, m.dh) (xis.) Xarriiq toosan ee ka timaada xuddunta kuna dhammaata bar ku taalla meeriska goobada ama fogaanta ka bilaabata xuddunta kubbad, kuna dhammaata bar ku taal dusha kubbadda.
m.l
Wadaag:
Haweyney aan weli la guursan; inan.
Cadrad. ld geber, gabadh.
m.dh
Wadaag:
Si tartiib ah oo aan biyo dhig lahayn u di'id (roob).
f.mg1
-xay, -xday
Wadaag:
(-yo, m.dh) Nooc maansada ka mid ah oo leh qaafiyad, luuq iwm oo aan muusig loo tumin.
m.l
Wadaag:
Timo, ciid iwm wax la nabay ahaansho.
Wax meel ku dheggan ahaansho.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
(-bdho, m.l) ld gabar2 gabaggabee f.g2 Wax gabagabo ku samayn. ld gebagebee.
m.dh
-beeyay, -beysay
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) Meel hadba waqti go'an oo lagu heshiiyey ay ganacsatadu wax ku kala iibsadaan; carwo.
m.l
Wadaag: