Qeexid
"Nafley la rumeysan yahay inay badda ku nooshahay, taasoo qaarka sarana ka ah gabar qaarka dambena mallay."
"Nafley la rumeysan yahay inay badda ku nooshahay, taasoo qaarka sarana ka ah gabar qaarka dambena mallay."
Wadaag:
Nafley la aaminsanyahay in ay badda ku nooshahay oo qaarka sare gabar ka ah qaarka dambena mallaay. ld gabarey-maanyo.
m.dh
Wadaag:
Nooc kalluunka ka mid ah oo hoosta isaga dhejiya maraakiibta, qubada iwm si uu cunto uga helo.
Nooc boolaboolada ka mid ah.
m.l
Wadaag:
gabar lg1 (-bray, -bartay; -bri) 1. (f.g) Cid wax khayaanid. 2. (f.lg) Wax badan meel isugu keenid.
Wadaag:
Naasley aad u weyn ee badda ku nool oo nibiriga u eg.
m.dh
Wadaag:
Haweyney aan weli la guursan; inan.
Cadrad. ld geber, gabadh.
m.dh
Wadaag:
Si tartiib ah oo aan biyo dhig lahayn u di'id (roob).
f.mg1
-xay, -xday
Wadaag:
(-bdho, m.l) ld gabar2 gabaggabee f.g2 Wax gabagabo ku samayn. ld gebagebee.
m.dh
-beeyay, -beysay
Wadaag:
Inan yar.
Deero yar oo lab ah.
G. ah: wax tiro yar. ld gibin1, gifin1.
m.l
Wadaag: