Qeexid
"Gabar ahaansho."
"Gabar ahaansho."
Wadaag:
gabar lg1 (-bray, -bartay; -bri) 1. (f.g) Cid wax khayaanid. 2. (f.lg) Wax badan meel isugu keenid.
Wadaag:
Haweyney aan weli la guursan; inan.
Cadrad. ld geber, gabadh.
m.dh
Wadaag:
Askari ahaansho. ldaskarinnimo, caskarinnimo, caskarnimo.
m.dh
Wadaag:
(muus.) Qalab yar oo ka sameysan gees lo'aad, oo lagu garaaco xargaha shareerada.
m.l
Wadaag: