Qeexid
"Si tartiib ah oo aan biyo dhig lahayn u di'id (roob)."
[-xay, -xday]
gabax2 ay
gabax2 day
f.mg1"Si tartiib ah oo aan biyo dhig lahayn u di'id (roob)."
Wadaag:
Roob biyo yar oo aan biyo dhig lahayn, muddo dheerna da'a.
m.l
Wadaag:
gabar lg1 (-bray, -bartay; -bri) 1. (f.g) Cid wax khayaanid. 2. (f.lg) Wax badan meel isugu keenid.
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) Meel hadba waqti go'an oo lagu heshiiyey ay ganacsatadu wax ku kala iibsadaan; carwo.
m.l
Wadaag:
(-bxay, -baxday; -bxi) Xoolo biyo ka dhergid. ld wabaxso.
f.mg1
Wadaag:
(-yo, m.dh) Nooc maansada ka mid ah oo leh qaafiyad, luuq iwm oo aan muusig loo tumin.
m.l
Wadaag:
Haweyney aan weli la guursan; inan.
Cadrad. ld geber, gabadh.
m.dh
Wadaag:
Inan yar.
Deero yar oo lab ah.
G. ah: wax tiro yar. ld gibin1, gifin1.
m.l
Wadaag:
(-bdho, m.l) ld gabar2 gabaggabee f.g2 Wax gabagabo ku samayn. ld gebagebee.
m.dh
-beeyay, -beysay
Wadaag:
Mullaax mayrax ah oo naasaha geela looga xero si aan qaanku u nuugin.
G. ah: hal ilmihii ka dhinteen ama laga qalay oo irmaan oo igarnimo lagu maalo.
m.dh
Wadaag:
(-xay, -xday; -bixi) Reer u gaar ah yeelasho (wiil).
f.mg1
Wadaag:
/mg1 Dhibaato iyo rafaad jiilaal keenay cid ka samatabixin.
f.g
-xay, -xday, -bixi
Wadaag: