Qeexid

"(-yo, m.dh) Nooc maansada ka mid ah oo leh qaafiyad, luuq iwm oo aan muusig loo tumin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine