Qeexid
"eeg gabaysii."
"eeg gabaysii."
Wadaag:
Ka g.: qof gabay ku beerid.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
(-yo, m.dh) Nooc maansada ka mid ah oo leh qaafiyad, luuq iwm oo aan muusig loo tumin.
m.l
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) Meel hadba waqti go'an oo lagu heshiiyey ay ganacsatadu wax ku kala iibsadaan; carwo.
m.l
Wadaag:
Meel dhaxan badan oo aan gabbaad lahayn.
Dhaxan badan. ld gabaayoox, gabayoox.
m.l
Wadaag: