Qeexid

"(-do, m.dh) Wax, wax kale looga gabbado."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gabbaad oo kali ah:
  • ) Cambaareyn Dawladda Eriteria ee hubka faraha badan ku soo gureysa wadankeena, kaasoo lagu gumaado shacabka soomaaliyeed iyo gabbaadka ay siinayso kuwa qaran dumiska ah.
  • . Beeshu waxay qabtaa kuna talinaysaa in laga hortago lana sugo inaan beeluhu gabbaad u noqon dembiilayaasha.