Qeexid
"Nooc miisaan ah. ld gabne, gabno, gibbaan."
"Nooc miisaan ah. ld gabne, gabno, gibbaan."
Wadaag:
(-nno, m.l) Qof qof kale u adeega, midiidin (naag).
m.dh
Wadaag:
Fallaar aan dheg lahayn oo sida waranka u dhuuban; lama saaro mariid, waxaa loogu talaggalay in ay wax naafayso.
m.dh
Wadaag:
ka g.: wax gabbaad ka dhigasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
(-iyay, -iday; -iyi) Hanti yar, markaas gabar la guursanayo, ka bixin.
f.g1
Wadaag:
Hanti yar oo laga bixiyo gabar la guursanayo oo yaradka ka horreeya.
m.l
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Lacag ama hanti kale oo beelo meel wada daggani bixiyaan oo la siiyo dowlad ama boqortooyo; sedo, ammaan.
m.dh
Wadaag:
Qof carruurtii ka le'atay noqosho.
Qof gaboobay oo aan carruur lahayn noqosho. ld goblan2.
f.mg1
Wadaag:
Gammuunka halkiisa dambe oo jeexan oo xarigga la saaro marka la gamayo.
Labada ilig ee sare middood.
Bir, qori iwm qoroofan oo wax la suro.
m.dh
Wadaag: