Qeexid
"Hanti yar oo laga bixiyo gabar la guursanayo oo yaradka ka horreeya."
"Hanti yar oo laga bixiyo gabar la guursanayo oo yaradka ka horreeya."
Wadaag:
(-iyay, -iday; -iyi) Hanti yar, markaas gabar la guursanayo, ka bixin.
f.g1
Wadaag:
ka g.: wax gabbaad ka dhigasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Lacag ama hanti kale oo beelo meel wada daggani bixiyaan oo la siiyo dowlad ama boqortooyo; sedo, ammaan.
m.dh
Wadaag:
eeg gabbo. ld gabbad1, gabbood, gambad, gambasho.
m.f.dh
Wadaag:
Nabar la soo tuuray balfin, weecin, celin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: